1 Korintos 7:15 KQA

15 Laakiin haddii kan aan rumaysanayni tago, ha iska tago. Waxaas oo kale walaalka ama walaashu uma xidhxidhna. Ilaah wuxuu inoogu yeedhay nabad.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 7

arki 1 Korintos 7:15 macnaha guud