Cibraaniyada 6:18 KQA

18 in laba waxyaalood, oo aan beddelmi karin, oo aan suurtoobin inuu Ilaah been ka sheego, aynu ku helno dhiirranaan xoog leh innagoo magangal u soo cararnay si aynu u qabsanno rajada ina hor taal,

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 6

arki Cibraaniyada 6:18 macnaha guud