Markos 13:8 KQA

8 Waayo, quruunba quruun bay ku kici doontaa, boqortooyona boqortooyo, oo waxaa meelo kala duwan ka dhici doona dhulgariir iyo abaaro. Waxanu waa bilowga hoogagga.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 13

arki Markos 13:8 macnaha guud