Baxniintii 14:19 KQA

19 Markaasaa malaa'igtii Ilaah oo hor socotay reer binu Israa'iil soo wareegtay oo daba martay iyagii, markaasaa tiirkii daruurta ahaa ka soo hor wareegay oo uu daba maray iyagii;

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 14

arki Baxniintii 14:19 macnaha guud