Bilowgii 37:32 KQA

32 Markaasay shuluggii midabyada badnaa direen, oo ay aabbahood u keeneen; oo waxay ku yidhaahdeen, Kan waannu helnay, haddaba bal garo inuu shuluggii wiilkaagii yahay iyo in kale.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 37

arki Bilowgii 37:32 macnaha guud