Ishacyaah 24:6 KQA

6 Sidaas daraaddeed dhulkii waxaa baabbi'iyey habaar, oo kuwii dhex degganaana eed baa laga helay, sidaas daraaddeed kuwii dhulka degganaa way gubteen oo wax yar baa ka hadhay.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 24

arki Ishacyaah 24:6 macnaha guud