Samuu'eel Kowaad 1:13 KQA

13 Haddaba Xannaah waxay ka hadlaysay qalbigeeda, oo bushimaheeda keliya ayaa dhaqdhaqaaqayay, laakiinse codkeedii lama maqlin; sidaas daraaddeed Ceelii wuxuu mooday inay sakhraantay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 1

arki Samuu'eel Kowaad 1:13 macnaha guud