Samuu'eel Kowaad 1:19 KQA

19 Markaasay aroor hore kaceen, oo Rabbiga caabudeen, dabadeedna way noqdeen, oo yimaadeen gurigoodii Raamaah ku yiil; markaasaa Elqaanaah u tegey naagtiisii Xannaah; oo Rabbiguna iyadii wuu xusuustay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 1

arki Samuu'eel Kowaad 1:19 macnaha guud