Samuu'eel Kowaad 15:16 KQA

16 Markaasaa Samuu'eel wuxuu Saa'uul ku yidhi, Bal sug, oo anna waxaan kuu sheegayaa wixii Rabbigu xalay igu yidhi. Markaasuu yidhi, Bal ii sheeg.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 15

arki Samuu'eel Kowaad 15:16 macnaha guud