Sharciga Kunoqoshadiisa 33:7 KQA

7 Tanuna waa ducadii uu Yahuudah ugu duceeyey, isagoo leh, Rabbiyow, codka Yahuudah maqal, Oo isaga dadkiisa soo dhex geli, Gacmihiisu ha ku filnaadeen, Oo adiguna ka caawi cadaawayaashiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 33

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 33:7 macnaha guud