Taariikhdii Kowaad 17:8 KQA

8 waanan kula jiray meel kastoo aad tagtayba, oo cadaawayaashaadii oo dhanna hortaadaan ka baabbi'iyey. Oo waxaan kuu bixin doonaa magac la mid ah magacyada kuwa waaweyn oo dhulka jooga.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 17

arki Taariikhdii Kowaad 17:8 macnaha guud