Taariikhdii Kowaad 22:18 KQA

18 Oo wuxuu iyagii ku yidhi, War sow Rabbiga Ilaahiinna ahu idinlama jiro? Oo sow dhan kastaba nasasho idinkama siin? Waayo, dadyowgii dalka degganaa oo dhan ayuu soo geliyey gacantayda, oo dalkiina waxaa lagu jebshay Rabbiga iyo dadkiisa hortooda.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 22

arki Taariikhdii Kowaad 22:18 macnaha guud