Taariikhdii Labaad 29:36 KQA

36 Oo Xisqiyaah iyo dadkii oo dhammuba aad bay ugu reyreeyeen wixii Ilaah dadka u diyaariyey aawadood, waayo, xaalkaas waxaa lagu sameeyey si kedis ah.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 29

arki Taariikhdii Labaad 29:36 macnaha guud