Yeremyaah 42:17 KQA

17 Oo saasay wada noqon doonaan dadkii wejigooda ku qummaatiyaa inay Masar galaan oo ay halkaas degaan. Waxay ku dhiman doonaan seef, iyo abaar, iyo belaayo, oo midkoodna kama hadhi doono, kamana baxsan doono masiibada aan korkooda ku soo dejin doono.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 42

arki Yeremyaah 42:17 macnaha guud