Yeremyaah 9:5 KQA

5 Midkood kastaaba wuxuu khiyaaneeyaa deriskiisa, oo runtana kuma ay hadlaan. Waxay carrabkooda bareen inuu been ku hadlo, oo waxay isku daaliyaan inay xumaan sameeyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 9

arki Yeremyaah 9:5 macnaha guud