Yexesqeel 19:12 KQA

12 Laakiinse iyadii cadhaa lagu rujiyey, oo dhulkaa lagu soo xooray, oo dabayshii bari ayaa midheheedii qallajisay, laameheedii adadkaana way jajabeen oo engegeen, oo dab baa iyagii baabbi'iyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 19

arki Yexesqeel 19:12 macnaha guud