Yexesqeel 46:19 KQA

19 Markaasuu i dhex mariyey iriddii kadinka dhiniciisa ku tiil, oo wuxuu i geeyey qolladihii quduuska ahaa oo wadaaddada oo xagga woqooyi u sii jeeday, oo bal eeg, meel baa ku tiil dhankooda dambe ee galbeed.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 46

arki Yexesqeel 46:19 macnaha guud