1 Butros 2:20 KQA

20 Markii aad dembaabtaan, oo laydin garaaco, haddii aad u dulqaadataan, maxay ammaan leedahay? Laakiinse markaad wanaag fashaan oo aad xanuunsataan, haddii aad u dulqaadataan, taasu waa wax Ilaah u bogo.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Butros 2

arki 1 Butros 2:20 macnaha guud