1 Butros 5:1 KQA

1 Anigoo anba oday la ah oo marag ka ah waxyaalihii Masiixu ku xanuunsaday oo weliba ka qayb qaadanaya ammaanta la muujin doono, waxaan ku waaninayaa odayaasha idinku dhex jira:

akhri dhamaystiran cutubka 1 Butros 5

arki 1 Butros 5:1 macnaha guud