1 Korintos 10:24 KQA

24 Ninna yuusan doonin waxa isaga qudhiisa u roon, laakiin mid kasta ha doono waxa kan kale u roon.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 10

arki 1 Korintos 10:24 macnaha guud