1 Korintos 15:27 KQA

27 Waayo, Wax walba cagihiisa hoostooduu geliyey. Laakiin markuu yidhaahdo, Wax walba waa la hoos geliyey, way cad dahay in laga reebay kan wax walba hoostiisa geliyey.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 15

arki 1 Korintos 15:27 macnaha guud