1 Korintos 16:12 KQA

12 Xagga walaalka Abolloos aad baan u baryay isaga inuu walaalaha sii raaco oo idiin yimaado, laakiin raalli kama uu ahayn inuu haatan yimaado, laakiin wuu iman doonaa markuu nefis helo.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 16

arki 1 Korintos 16:12 macnaha guud