1 Korintos 7:21 KQA

21 Ma laguu yeedhay adigoo addoon ah? Dan ha u gelin. Laakiin haddaad karayso inaad xorowdid, waa inaad aqbashid.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 7

arki 1 Korintos 7:21 macnaha guud