1 Tesaloniika 1:9 KQA

9 Waayo, iyaguba waxay ka warramaan wax nagu saabsan oo ah sidaannu idiinku soo galnay, iyo sidaad sanamyadii uga jeesateen oo Ilaah ugu soo jeesateen, inaad u adeegtaan Ilaaha nool oo runta ah,

akhri dhamaystiran cutubka 1 Tesaloniika 1

arki 1 Tesaloniika 1:9 macnaha guud