1 Tesaloniika 2:5 KQA

5 Sidaad og tihiin, marnaba kuma aannu isticmaalin hadal sasabasho ah ama damacnimo qarsoon, oo taas Ilaah baa marag ka ah.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Tesaloniika 2

arki 1 Tesaloniika 2:5 macnaha guud