1 Tesaloniika 2:9 KQA

9 Waayo, waad xusuusan tihiin, walaalayaalow, sidaannu dhib iyo daal ugu shaqaynay habeen iyo maalinba, inaannan midkiinna culaysin, oo waxaannu idinku wacdinnay injiilka Ilaah.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Tesaloniika 2

arki 1 Tesaloniika 2:9 macnaha guud