1 Tesaloniika 5:2 KQA

2 Waayo, idinka qudhiinnuba qummaati baad u garanaysaan inay maalinta Rabbigu u imanayso sida tuug habeen u yimaado.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Tesaloniika 5

arki 1 Tesaloniika 5:2 macnaha guud