12 oo aynaan ahaanin sida Qaabiil oo ahaa kan sharka leh oo walaalkii dilay. Oo muxuu u dilay? Waayo, shuqulladiisu waxay ahaayeen shar, oo kuwii walaalkiisna xaq bay ahaayeen.
akhri dhamaystiran cutubka 1 Yooxanaa 3
arki 1 Yooxanaa 3:12 macnaha guud