1 Yooxanaa 3:8 KQA

8 Kii dembi falaa wuxuu yahay kan Ibliiska; oo Ibliisku tan iyo bilowgii ayuu dembaabayay. Taas aawadeed ayuu Wiilka Ilaah u muuqday inuu baabbi'iyo shuqullada Ibliiska.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Yooxanaa 3

arki 1 Yooxanaa 3:8 macnaha guud