2 Butros 1:16 KQA

16 Annagu ma aannu raacin sheekooyin khiyaano lagu hindisay, markii aannu idin ogeysiinnay xoogga iyo imaatinka Rabbigeenna Ciise Masiix, laakiinse waxaannu ahayn markhaatiyaal indhaha ku arkay weynaantiisa.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Butros 1

arki 2 Butros 1:16 macnaha guud