2 Butros 2:14 KQA

14 Waxay leeyihiin indho sino miidhan ah oo aan dembi ka joogsan karin. Kuwa aan adkayn ayay sasabtaan, waxayna leeyihiin qalbi damacxumaan ku noqnoqda, oo waa dad nacladeed.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Butros 2

arki 2 Butros 2:14 macnaha guud