2 Korintos 11:12 KQA

12 Laakiin waxaan samaynayo, waan sii samayn doonaa, inaan ka gooyo waxay kuwa doonaya inay wax ku faanaan ku faani lahaayeen, in waxay ku faanaan loo garto inay sidayada oo kale yihiin.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 11

arki 2 Korintos 11:12 macnaha guud