2 Korintos 11:3 KQA

3 Laakiin waxaan ka baqayaa in maankiinna laga halleeyo lillaahinimada iyo daahirnimada xagga Masiix, sidii abeesadii xeeladdeedii Xaawa ugu khiyaanaysay oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 11

arki 2 Korintos 11:3 macnaha guud