2 Korintos 12:6 KQA

6 Waayo, haddaan dooni lahaa inaan faano, doqon ma ahaan doono, waayo, runtaan ku hadli doonaa; laakiin waan iska celiyaa inaanu qofna ii malayn mid ka weyn wuxuu igu arko ama iga maqlo.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 12

arki 2 Korintos 12:6 macnaha guud