2 Korintos 4:16 KQA

16 Sidaa daraaddeed qalbi jabi mayno, laakiin in kastoo ninkayaga dibadda ahu uu kharribmayo, weliba kayaga gudaha ahu maalin kastuu cusboonaanayaa.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 4

arki 2 Korintos 4:16 macnaha guud