2 Korintos 6:14 KQA

14 Ha noqonina kuwo ku xidhan kuwa aan rumaysanaynin, waayo, sidee bay xaqnimada iyo dembigu isu weheliyaan, ama sidee bay iftiinka iyo gudcurku isu dhex galaan?

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 6

arki 2 Korintos 6:14 macnaha guud