2 Korintos 7:5 KQA

5 Waayo, markaannu Makedoniya nimid jidhkayagu ma nasan, laakiin wax kasta waannu ku dhibtoonnay. Xagga dibadda waxaa jiray dagaallo, xagga gudahana waxaa jirtay cabsi.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 7

arki 2 Korintos 7:5 macnaha guud