2 Korintos 9:13 KQA

13 Caddaynta adeegiddan aawadeed, waxaa Ilaah loo ammaanaa addeeciddiinna markaad qirataan injiilka Masiix, iyo deeqsinimada markaad la wadaagtaan iyaga iyo dadka kale oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 9

arki 2 Korintos 9:13 macnaha guud