2 Tesaloniika 1:4 KQA

4 Sidaas daraaddeed waxaannu idinku faannaa kiniisadaha Ilaah dhexdooda, waana dulqaadashadiinna iyo rumaysadkiinna aad ku dhex leedihiin silecyada iyo dhibaatooyinka aad u adkaysataan oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Tesaloniika 1

arki 2 Tesaloniika 1:4 macnaha guud