2 Timoteyos 2:20 KQA

20 Haddaba kuma jiraan guri weyn weelal dahab iyo lacag keliya ahi, laakiinse waxaa kaloo yaal kuwo qoryo iyo dhoobo ah; oo qaarkoodna wax sharaf leh ayay taraan, qaarna wax aan sharaf lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Timoteyos 2

arki 2 Timoteyos 2:20 macnaha guud