2 Timoteyos 4:17 KQA

17 Laakiinse Rabbiga ayaa iskay garab taagay, oo xoog i siiyey, inaan farriinta dadka oo dhan wada gaadhsiiyo oo ay dadka aan Yuhuudda ahayn wada maqlaan; oo waxaa layga samatabbixiyey afkii libaaxa.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Timoteyos 4

arki 2 Timoteyos 4:17 macnaha guud