Falimaha Rasuullada 1:11 KQA

11 oo waxay ku yidhaahdeen, Nimankiinan reer Galiliyow, maxaad la taagan tihiin oo aad samada u eegaysaan? Ciisahan samada laydiinka sare qaaday, sidaad u aragteen isagoo samada u socda oo kale ayuu u iman doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 1

arki Falimaha Rasuullada 1:11 macnaha guud