Falimaha Rasuullada 10:22 KQA

22 Markaasay waxay ku yidhaahdeen, Korneeliyos oo boqol askari u taliya oo nin xaqa ah, Ilaahna ka cabsada, oo quruunta Yuhuudda oo dhammuna wanaaggiisa u markhaati furto, waxaa u digay isaga malaa'ig quduus ah inuu gurigiisa kuugu yeedho, hadallona kaa maqlo.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 10

arki Falimaha Rasuullada 10:22 macnaha guud