Falimaha Rasuullada 11:13 KQA

13 markaasuu wuxuu noo sheegay siduu gurigiisa ugu arkay malaa'igta taagan oo ku leh, Yaafaa cid u dir oo uga soo yeedh Simoon kan la yidhaahdo Butros;

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 11

arki Falimaha Rasuullada 11:13 macnaha guud