Falimaha Rasuullada 11:19 KQA

19 Haddaba kuwii u kala firidhsanaa, dhibaatadii kacday Istefanos aawadiis, waxay u sodcaaleen tan iyo Foynike iyo Qubrus iyo Antiyokh, iyagoo aan ereyga kula hadlin ninna, Yuhuudda oo keliya mooyaane.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 11

arki Falimaha Rasuullada 11:19 macnaha guud