Falimaha Rasuullada 12:10 KQA

10 Oo markay dhaafeen waardiyihii kowaad iyo kii labaad ayay waxay yimaadeen iriddii birta ahayd oo magaalada loo mari jiray; taas oo iyagii isaga furantay; markaasay ka baxeen oo waxay sii dhex mareen jid yar; markiiba malaa'igtii waa ka tagtay isagii.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 12

arki Falimaha Rasuullada 12:10 macnaha guud