Falimaha Rasuullada 12:17 KQA

17 Laakiin isagoo u gacan haadinaya inay aamusaan ayuu wuxuu u sheegay sida Rabbigu xabsiga uga soo saaray. Wuxuuna ku yidhi, Waxyaalahan u sheega Yacquub iyo walaalahaba. Markaasuu ka tegey oo meel kale aaday.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 12

arki Falimaha Rasuullada 12:17 macnaha guud