Falimaha Rasuullada 13:10 KQA

10 oo ku yidhi, Kaaga khiyaanada iyo xumaanta oo dhammu ka buuxsantay oo ah wiilka Ibliiska iyo cadowga xaqnimada oo dhan, miyaanad ka joogsanayn qalloocinta aad ku qalloocinaysid jidadka toosan oo Rabbiga?

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 13

arki Falimaha Rasuullada 13:10 macnaha guud