Falimaha Rasuullada 13:43 KQA

43 Haddaba markii sunagogga laga tegey, kuwa badan oo Yuhuud ah iyo kuwa cibaadaysan oo Yuhuudda raacsan ayaa waxay raaceen Bawlos iyo Barnabas, kuwaas oo la hadlayay iyaga oo ku adkeeyey inay nimcada Ilaah ku sii wadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 13

arki Falimaha Rasuullada 13:43 macnaha guud