Falimaha Rasuullada 15:12 KQA

12 Dadkii badnaa oo dhammu way wada aamuseen; wayna dhegaysteen Barnabas iyo Bawlos markay uga warramayeen intay ahaayeen calaamooyinkii iyo yaababkii Ilaah gacantooda ku sameeyey dadka aan Yuhuudda ahayn dhexdooda.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 15

arki Falimaha Rasuullada 15:12 macnaha guud